Research Methodology Process
Research Methodology Process
Introduction to Research Methodology waa maada basic ah ardeyga wuxuu kaga bogan karaaa qeybtaan Arimaha Conceptiga Guud ee Cilmi baarista iyo Hababka kala duwan ee loo fuliyo iyo sidoo kale Farsamoyinka kala Duwan ee la maro markii la samaynaa cilmi baarista iyadoo markaana ardeygu kaga boganaayo qeyb walba e cilmi barisa iyo sido kale sida ay ugu kala haboonyihiin iyadoo loo tix gelinaayo dhamaan arimaha muhimka ay tahay oo markaa jira
Course Curriculim
- section One: Course Overview
- Section Two: A Way Of Thinking
- Section Three: Research Process
- Section Four: step 1 Formulating research problem
- Section Five: Step 2 Conceptualizing research design
- section six: Step 3 Conducting research instrument
- Section seven: Step 4 Selecting sample
- Section Eight: Step 5 Writing research proposal
- Section Nine: Step 6 Collecting data
- Section Ten: Step 7 Processing and displaying data
- Section Eleven: Step 8 Writing the research report