Research Consultations

5.Research Consultations

Xarunta Brce waxay Bixisaaa Courses kala duwan waxaana Qeyb ka ah RESEARCH METHODOLOGY o ka kooban 3 level (1. Research Methodology process (Level one), 2. Research Methodology by Practice (Level two) iyo 3. Paper Publishment (Level Three)).

Sidoo kale Xaruntu waxay bixisaaa Wax walboo la talin Cilmi Baaris ah sida; Market Research-ka, Feasibility analysis-ka, Data Collection-ka Data Analyze-ka, Data Paraphrasing-ka, Plagiarism Checking-ka iyo dhamaan Howla la Xariira Baritaanada.

Marka ay Imaato Cilmi baarista waxaa kala Duwanaaasho Qeybaha Wax barasho ee Baritaanada laga sameeyo, xaruntu sidoo kale waxaa diyaar ku ah Barayaal kala duwan sidoo kale ka tala siin kara Qeybaha kala duwan ee markaa aad daraasada ka heyso ama baaritaan-ka.

Sido kale xaruntu waxaa looo igmadaa ama fulisaa (Data Collection & analyzing) iyadoo markaa si external ah ugu shaqeyneyso cida u igmatay iyo Goobta ama Cida loo lagu samaynaayo.

Wixii Xog dheeriya nagala so xiriir; 0613 99 222 1

Scroll to Top
×
Brce

Soo Dhawaw Macmiil Maxaa Ka cawinaa

×