Diploma In Computerized Accounting

1. QuickBooks Online (basic to Advanced)

QuickBooks online Waa Course aad muhiim ugu ah Ganacsatada si ay u maareyaan Xisaaboodkooda, Hadaba Course-kaan waxaad kaga bogan kartaa sidii aad ganacsigaaga u maareyn lahayd adigo Jooga iyo adigoo ka fog xafiiska ama aad isku xisaab uga dhigi lahayd xarumahaaga ganacsi ee kala duwan ulana socon lahayd dhamaan dhaqdhaqaaq xisaaboodkooda

Course Curriculim

2. QuickBooks Desktop Eniterprise (Basic to Advanced)

QuickBooks Desktop Enterprise Waa Course aad muhiim ugu ah Ganacsatada si ay u maareyaan Xisaaboodkooda, Hadaba Course-kaan waxaad kaga bogan kartaa sidii aad ganacsigaaga u maareyn lahayd adigo Joog

Course Curriculim

3. SAGE 50 PACKAGE(BASIC TO ADVANCED)

Sage 50 Waa mid kamid ah Accounting packages ugu isticmaalak badan qaasatan wadanka UK gaar ahaan Ganacsiyadda yar-yar iyo kuwa dhexdhexaadka ah waxa uuna ku fiicanyahay dhinac furfuraanta iyo sahlanaanta dadka aan lahayn qibradda iyo aqoonta Accounting taasna waa waxa ka dhigay mid unique ah. Arday walba oo qaata courkaan waxa uu uga bogandoonaa barashada iyo fahanka package-kaan baahidda xisaabeedka ee kaladuwan sidda ganacsiyada gaarka looleeyahay, hayadaha doliga ah iyo kuwaan dowliga ahayn

Course Curriculim

4. DACEASY PACKAGE (BASIC TO ADVANCED)

DacEasy-Sage package Waa mid kamid ah Accounting packages ugu isticmaalak badan qaasatan wadanka UK iyo America gaar ahaan Ganacsiyadda yar-yar iyo kuwa dhexdhexaadka ah waxa uuna ku fiicanyahay dhinac furfuraanta iyo sahlanaanta dadka aan lahayn qibradda iyo aqoonta Accounting taasna waa waxa ka dhigay mid unique ah. Arday walba oo qaata courkaan waxa uu uga bogandoonaa barashada iyo fahanka package-kaan baahidda xisaabeedka ee kaladuwan sidda ganacsiyada gaarka looleeyahay, hayadaha doliga ah iyo kuwaan dowliga ahayn

Course Curriculim

Scroll to Top
×
Brce

Soo Dhawaw Macmiil Maxaa Ka cawinaa

×