Uncategorized

Accounting two

Accounting Two ACCOUNTING TWO Course-kaan Accounting 2 waxa uu fure uyahay dadka daneeya barashada accounting-ka ee jaaniska aan uhelin in ay bartaan daneeyana gaar ahaan qofka donaya inuu Practical u barto 9-ka wareeg ee Accountingku maro taas oo Cid walba o Accountant ah Muhiim u ah Course Curriculim section 1: Intro to Accounting Cycle Section …

Accounting two Read More »

Accounting One

Accounting One Accounting One Course-kaan Accounting 1 waxa uu fure uyahay dadka daneeya barashada accounting-ka ee jaaniska aan uhelin in ay bartaan daneeyana Accounting-ka iyo ardayda barata accounting-ka ee ay kabaahsantahay madadu una baahan in loosoo aruuriyo siyay ugu dabaqaan baahida suuqa sidookale waxay madadaan aas aas utahay barashada Computerized accounting-ka oo aas-aas u ah …

Accounting One Read More »

Entrepreneurship

Entrepreneurship and Innovation Practices Entrepreneurship and Innovation Practices Entrepreneurship waxaa uga Bogan kartaa dhamaaan xirfadaha la xariira hal abuurka iyo maskax tuujinta. Course-kaan qofkii dhamaystirta wuxuu awood buuxda u helayaa inuu Ka fekero aragti ganacsi cusub isagoo sidoo kale dhamaan tilaabooyinka xiga ee looga baahanyahay ka hanan doono course kaan insha allah. Course Curriculim section …

Entrepreneurship Read More »

Project Proposal & Report Writing For NGOS

Project Proposal & Report Writing For NGOS Project Proposal & Report Writing For NGOS Coursadan waxaad ku baraneysan sida loo qoro project proposal-ka iyo report-ka. Course-kan wuxu kaa caawinaya sida aad ku helileheyd in aad ku guuleysato mashruuc adigo qoraya proposal qurux badan oo soo jiita qolooyinka deeq bixiyaasha ama maamulahaada. Coursadan intee socoto waxaad …

Project Proposal & Report Writing For NGOS Read More »

Project Management

Project Management Project Management Course-kaan Project management waxaa ku barran kartaa Hab Maamulka Mashaariicda Ganacsi iyo Hey-adeed, Xirfadaha Hogaamiye, Hanaanka Maamulka Mashaariicda-Casriga, 10-ka Knowledge Area Ee Maamulka Mashaariicda; Integration, Scope, Time, Cost, Quality, Resourse, Communication, Risk, Procurement iyo Stakeholders Managements. Sidoo kale waxaa kaga Bogan dontaa Project management Approaches; Waterfall, Agile, Scrum, Lean, XP and …

Project Management Read More »

Trainings

4. Trainings 4.Trainings Xarunta BRCE waxay bixisaa Trainings kala duwan oo aadamha Muhiim u ah iyo Horuu marinta noloshooda, waxaad-na si joogta uga heli kartaa xarunta Barayaal Heer sare ah, Goob ku haboon, agab iyo Adeeg aad u sareeya kuna haboon wax-barashada. Courses-ka aad ka heli karto xarunta weliba sida joogtada ah; 1.Research Methodology Xarunta …

Trainings Read More »

Scroll to Top
×
Brce

Soo Dhawaw Macmiil Maxaa Ka cawinaa

×