Trainings
4. Trainings 4.Trainings Xarunta BRCE waxay bixisaa Trainings kala duwan oo aadamha Muhiim u ah iyo Horuu marinta noloshooda, waxaad-na si joogta uga heli kartaa xarunta Barayaal Heer sare ah, Goob ku haboon, agab iyo Adeeg aad u sareeya kuna haboon wax-barashada. Courses-ka aad ka heli karto xarunta weliba sida joogtada ah; 1.Research Methodology Xarunta …