Accounting One
Accounting One
Course-kaan Accounting 1 waxa uu fure uyahay dadka daneeya barashada accounting-ka ee jaaniska aan uhelin in ay bartaan daneeyana Accounting-ka iyo ardayda barata accounting-ka ee ay kabaahsantahay madadu una baahan in loosoo aruuriyo siyay ugu dabaqaan baahida suuqa sidookale waxay madadaan aas aas utahay barashada Computerized accounting-ka oo aas-aas u ah in aad noqoto xirfadle accounting ah casiragaan lajoogo. Course-kaan waxa uu anfacayaa ganacsada iyo dadka maamula ganacsiyada siyay awood buuxda ugu yeeshan in ay aqrinkaraan fahmina karaan Reports ka kaladuwan ee ka soobaxa ganasiyadooda ka faa,iideysi haboon
Course Curriculim
- section 1: Course Introduction
- Section 2: Accounting and Book-keeping
- Section 3: Users Accounting Data and Information
- Section 4: The Accounting Equation and it's Component
- Section 5: Debits, credits, and Accounts
- section 6: Internal Control and Financial Performance
- Section 7: Financial Report