3. Accounting & BookKeeping

Accounting & BookKeeping

Xarunta BRCE qaasatan waaxda Accounting and bookkeeping waxay qabataa adeegyada soosocda sida:-
1. Tababaridda shaqaalaha iyo xirfadlayaasha xisaabdka ganacsiga (Manual and Computerized accounting).
2. Abuurida iyo xisaab xirida shiirkadaha hanaan xisaabeedka leh iyo kuwa aan lahaynba (Company set-up and closing company).
3. Xisaab qabasho (Accountant).
4. Latalinta ganacsiga iyo diyaarinta repots ka (Business Consulting and Financial report writing).
5. Falaqeynta xogaha maaliyadeed silooga qaato goonadda ku haboon (Financial analyzes and report reading technique)

Scroll to Top
×
Brce

Soo Dhawaw Macmiil Maxaa Ka cawinaa

×