4. Trainings

4.Trainings

Xarunta BRCE waxay bixisaa Trainings kala duwan oo aadamha Muhiim u ah iyo Horuu marinta noloshooda, waxaad-na si joogta uga heli kartaa xarunta Barayaal Heer sare ah, Goob ku haboon, agab iyo Adeeg aad u sareeya kuna haboon wax-barashada. Courses-ka aad ka heli karto xarunta weliba sida joogtada ah;

1.Research Methodology Xarunta Brce waxay Bixisaaa Courses kala duwan waxaana Qeyb ka ah RESEARCH METHODOLOGY o ka kooban 3 level (1. Research Methodology process (Level one), 2. Research Methodology by Practice (Level two) iyo 3. Paper Publishment (Level Three)).Si aad u hanato Diploma in Research Methodology

2. Project management:Xarunta Brce waxay bixisaa Barahsada habka maamulka mashaariicda, isagooo ardaygu ka heli karo xirfadaha kala duwan ee loo baahanyahay si ugu so baxo Project manager.
Ardeygu ugu horeyn waxaa diyaar u ah Course ka Project Management, sidoo kale waxaa ugu xiga inuu qaato Project Proposal & report writing for NGOs, Project management information systems iyo dhamaan xirfadaha lagama maarmaaanka ah. Ardeygu marku dhamaystirto courses-kaaan mid ka mida wuxuu hanan doonaaa, qofkii doonaaayo inuu hanto Diploma in Project management.

3.Computerized Accounting: Xarunta BRCE waxay bixisaa koorsooyin kala duduwan ee laxariira computerized accounting ku waas oo aad u anafacaaya dhamaan ardayda barata field-ga accounting ka, Xisaabiyaasha, ganacsatada iyo daneeyaasha ganacsiga ku waas oo jecel in fahmaan aqbaar xisaabeedka ganacsiyada. Madadaan waxay ka caawidoontaa dhamaan daneeyaasha in ay fahan buuxa ka helaan software-da loo,isticmaalo accounting ee kaladuduwan sidka packages ka kala ah:
a)Quick-books Software
b)Deceasy Software
c)Peachtree Software
d)Sage 50
e)ERP (Odoo)
f)Tally
g)Excel accounting and More other

Courses-kaan waxaa ku heli kartaa;
1.Offline
Hadiia ad magaalada Mogadishu Ku nooshahay waxaad nagu soo booqan kartaa Xarunteena KPP hodon District adigoo Helaaayo Goob si toosa aad Barihii aad dooneysa ula kulmi kartid kagana bogan karto cilmiga u ximbaarsanyahay iyo afkaarta uu waqtiga adhere ku soo bixiyey hayaankana ugu soo galay wadama kala duwan ee daafaha dunida.
2.Online Class
Sidoo kale Xaruntu BRCE waxay u diyaarisay Dad-yoowga aan soo garin Xarunta ineey Qaaab Fogaan dersi ah ama Online jaanis usiiso ineey macalinki wax uga bartaan iyagoo Gurogooda iyo Goobtooda shaqada jooga.
Qeybtaan Xaruntu waxay Xooga saartaa isla Xisaaabtanka iyo wada shaqaynta ardeyda iyo Moalim-ka madaama aaaney wada joogin si markaa loo buuxiyo kaalinta ay adagtahay buuxinteedu ee Practicals iyo Techniqueska u baaahan fulinta ee daraasaadka so dhex galaaalo.
Sida caadiga ah Qeybtaan waxaa Cousesku baxayaa habka Live session ka Gaar ahaaan Google Meeting -ka iyado markaaana dhamaan halkaa lagu cover-gareyn doono Contents-ka Course-ka si lamida Habkii Offline-ka ahaaa, waxaa jira Habab kala duwan oo lagu qiimeeyo ardeyga si uu hanto Shadada Completion-ka ee course-ka.
3.E-learning
Hab-kaaan waa hab kale oo fogaan dersi ah balse loo asteeyey dadyowga shaqada iyo howluhu ku badanyihiin loona ogolaanaayo iney iyagu maamulaan hayaaankooda wax barasho ee course-ka marka uu qaadanaayo.
Qeybtaaan qofku Courseka o dhamaystiran ayuu hal mar ka Rukumanaayaa Page-ka Xaruntu Gaarka u leedahay ama Platformka Laambad E-Leaning (laambad.com)) oo ah Platform u adeega Xarumaha Wax barasho iyo bartayaasha daneynaaya ineey ku xirmaan xarumahaas.
Habkaaan E-leaning-ka ah Ardeygu wuxuu helaa Full Package ka kooban; Course Videos, Materials, Notes iyo Templets hadii course-ku tahay mid Practical ah, ardayguna halkaaa ayuu isagu is maamulayaa soon a gudanayaa dhamaa wax yaabaha looga baahanyahay.
Ardeyga sidoo kale si uu Course-ka u dhamaystirto waxaa looga baaahanyahay inuu dhamaystirto dhamaan Muuqaaladao o uu wada daawado sidoo kale ku baaso dhamaan Quizeska iyo Assignments-ka Sections-kala duwan ee Couse ku leedahay.
Markii u ardeygu guto waajibaadka kor ku xusan, Platfromka Laambad wuxuu ka heli doonaaa “Certificate of Completion” isagooo markaa La imaanaayo xarunta BRCE kana helaayo markaa Shahaadadii Course-ka.

Scroll to Top
×
Brce

Soo Dhawaw Macmiil Maxaa Ka cawinaa

×